aduunka oo dhan adaa i deeqoo ii ahaaday
uurkaa jacaylka aduu ku beertaa ku ilmeeyay
adigaan aduun kaa ishaartayoon ifka kuu jeclee
ila qabo maruun caashaqa
aday daraadaa naftu u oontoo u dulowdee
qalbiga u uumoo omatada diidoo adkaysanwaye

Exit mobile version