Nuurkii indhaha iyo
Naxariista dunidee
Naawilaada caashaqa
Nafta ila wadaagtaay
2x
Mar haduu nikaxiyo
Nidarkii rumoobo
Nasiibkeenu nagu simay
Nugaylkii ka raystee
Ku nayayir adiguna
2x
Nabsiga xadey weeyoo
Wa calaf nasiibkuye
Soo noqoshadeydiyo
Ila dhawr nimciyo rays
2x
Nin qayrkii aan dortiyo
U hibeeyey noloshow
Waxkastoo linoloshaaba
Hadise  mar la nuuxsado
Nimco lagu bariitaaa
2x
Mid qudhaynu wada noo
Nabdigaan ka ladayaa
Nabaad guurka caashaqu
Waa nacawr kiisee kiisee
Naga dhawr namiimshuhu
2x
Nabsi gaaxdey weeyo
Waa calaf nasiipkuye
Naqa aynu guranee
Nabadiine soo noqo
2x
Ikraan ila dhawr nimciyo rays…

Exit mobile version