caashaqa maxaaa i barayee
maba aan barbaarine
bisha dooba yaa ydhi
shin dhalad ha buuxsame

habeenada bishaarada
bilkhayr la magac baxay
yaa furay badweynada

hadalbaa qasaakoo
balantuna maxay tahay

caashaqa maxaa i badayee
maba aanan beerinee
sheekada bilowgaa
yaa beerka ii lulayee

dhacdadiyo dhacdadii hore
yaa baabka ii tumay
igu yiri jacayl baro

Exit mobile version