qof kujecel lajoogiisa
adoo raba la jaarkiisa
ha ujabin jaceyl diidka
jalbistiyo war sheegoda
ha ujilcinin xumaantoda
ana jaaha nuurkayga
ha lasimin jinkay ruuxda
ina yada lajiir nuuraado
xin xinkiyo jalaafaynta
yay jarin wanageena
jugta maqal jugta
maqal quluubtayda
lay kaa doon doonayo
judhan arag judhan
ujanjeedha dhankaaga
jawhara ideeqdeeqa
ila jira bogey jiiifa
ku jantaye wada jaarne
waligeen wada joogno

cishaduusan kujaleecin
ama maqalba juuqdaada
qof jalkoo dhan ka sooma
haka jarin bal maqalkaaga
haka qarin bal aragaaga
jeexi iga midow heedhe
ma anaaba jaaheyga
cisha jecel inaad weydo
ma anaaba jabadkaaga
ka jarmaada oo dhaafa
jugta maqal jugta
maqal quluubtayda
laydhkaaga doon dooni
judha arag judhan
arag dareenkayga
ujan jeedha dhankaaga
jawhara ideeqdeeqa
ila jira bogay jiifa
ku jantaye wada jaarno
waligeen wada joogno

Exit mobile version