ma bil bila
ma rusheeya boolada
ma kabeeya
ku istaaga boolada
madfaceyga
ma ku beega boolada
ma ka daaya mise
waan banbeeya aha

ciyaal xamar tookiyo
ceelka cago diib
hawl wadaag ex sigale
ex waaberi jiiro mafia
dabka siidaa
ciyaal xamar bile
warta nabada kaaran
dhiiga ma tiyeene tolka
ina xiito xiito
yaa kuu dhiibay mayga
yaa ku saarey stageka
deg dheh tag dheh
kaalay baro boolo
xoogsade waaxid
shuuku shuko waxid
dalkan meel fogbu ka imid
shak shuuko waaxid
laxankeya mirahayga
copy gaad waaxid
gacmo deys waaxid
ciyaal bidix waaxid
laga roone waaxid
nuugaaye waaxid

ma bil bila
ma rusheeya boolada
ma kabeeya
ku istaaga boolada
madfaceyga
ma ku beega boolada
ma ka daaya mise
waan banbeeya aha

mini goobta iska gal ma aha
orod ku soo gal ma aha
dhalada ii dhiib ma aha
viewga ii batay kuye
aaway calankaagi xoolo
aaway shanta xidig xoolo
ma lista ma dhanta
dameerka ma dhaantaa
dib u laq ka dharagdhee
ka dhareg ku naaxdhe
horta ma ala lax baa
saacad walba la labaa
rigth left daacba
maalintii ma meydbaa
habeenkii ma langaara
waxbo ma arko miya
luuley bal i qabo miya
naftan maaba suuqa ku kentay
sawir ku geli rabtaa
tartan ku geli rabtaa
tiktoc waxa ka tahay
ari carbeed soo lumay

ma bil bila
ma rusheeya boolada
ma kabeeya
ku istaaga boolada
madfaceyga
ma ku beega boolada
ma ka daaya mise
waan banbeeya aha

Exit mobile version