VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caana nuug - Lyrics

Kaalay cilmi iga baro Caano nuugoow Ha cararin ha cabsoon Caano nuugoow Iska saaro cilaankaada Caano nuugoow Caan caan dhalaan ahay Caano nuugbaad tahay Kaalay cilmi iga baro Caano nuugoow Ha cararin ha cabsoon Caano nuugoow Iska saaro cilaankaada Caano nuugoow Caan caan dhalaan ahay Caano nuugbaad tahay Wiilka sabuurada casharka Kuu dhigaan ahay Kuu meershaan ahay Kuu higaadshaan ahay Koobiyeesaan ahay Shanta xidig baar qabka Laba lafood simba Xuu yiri ? Qabri qodaan ahay Afku dhiigle afku dable Dhamac la shidaan ahay Naftii hure SYL Saana ma ka dhabaa Niicle soo niiki niicle Ku nuurso qorigayga Kuuleey cali banjar Kaluunka badaa tahay Waan ku dabaa Waan ku diiraa Waan ku dubaa Haaf cayrin haaf biseyl Boom boom boobsiis Boom boom Laga badi boom boom 4:0 game over Orod galbo fake boy Handicap qashimayste Khuukhle caaqle Ala hoogtay Kaalay cilmi iga baro Caano nuugoow Ha cararin ha cabsoon Caano nuugoow Iska saaro cilaankaada Caano nuugoow Caan caan dhalaan ahay Caano nuugbaad tahay Kaalay cilmi iga baro Caano nuugoow Ha cararin ha cabsoon Caano nuugoow Iska saaro cilaankaada Caano nuugoow Caan caan dhalaan ahay Caano nuugbaad tahay Markaan hal madfac ku rido Cawaadkiisa laga maqli Buula sheikh buula buundha Bartamaha ceeldhaas Wajeer iyo waasoow Qabuuraha baraaad Fahad abdi khadar lakish Wiilka codka dumarka leh Ma laxdi kutibayba Xili jiilaal joogtaa Oo bilaawe aragtaa Ani aar baan ahay Adi ari baad tahay Iskama siibto Hoo is qarxi c4 Gaari gacan dhiiqo Ku gadoomay shubka Gurmad waayay dagdag Looma ooyaan siigo This hip hop niga This is tick tock niga Iga hoo jugta Jaabka gasho jag dheh Wajigaada boombale Ex faraa buuto Ay duureed maad tahay Calaqoow calaqoow Nolashaada beeldaro Katabaan doobi yaal Shabaqayga soo gashay Ha agariirin Laxankayga ku daashaye Ha ka guurin Mirahaygaad qaadaa Waana qoslaa Xasan kaafi baa yiri Yaan la sheegin Kaalay cilmi iga baro Caano nuugoow Ha cararin ha cabsoon Caano nuugoow Iska saaro cilaankaada Caano nuugoow Caan caan dhalaan ahay Caano nuugbaad tahay Kaalay cilmi iga baro Caano nuugoow Ha cararin ha cabsoon Caano nuugoow Iska saaro cilaankaada Caano nuugoow Caan caan dhalaan ahay Caano nuugbaad tahay
Queue is empty
-- / --