VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Caana nuug mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ilkacase
Caana nuug

Kaalay cilmi iga baro
Caano nuugoow
Ha cararin ha cabsoon
Caano nuugoow
Iska saaro cilaankaada
Caano nuugoow
Caan caan dhalaan ahay
Caano nuugbaad tahay

Kaalay cilmi iga baro
Caano nuugoow
Ha cararin ha cabsoon
Caano nuugoow
Iska saaro cilaankaada
Caano nuugoow
Caan caan dhalaan ahay
Caano nuugbaad tahay

Wiilka sabuurada casharka
Kuu dhigaan ahay
Kuu meershaan ahay
Kuu higaadshaan ahay
Koobiyeesaan ahay
Shanta xidig baar qabka
Laba lafood simba
Xuu yiri ?
Qabri qodaan ahay
Afku dhiigle afku dable
Dhamac la shidaan ahay
Naftii hure SYL
Saana ma ka dhabaa
Niicle soo niiki niicle
Ku nuurso qorigayga
Kuuleey cali banjar
Kaluunka badaa tahay
Waan ku dabaa
Waan ku diiraa
Waan ku dubaa
Haaf cayrin haaf biseyl
Boom boom boobsiis
Boom boom
Laga badi boom boom
4:0 game over
Orod galbo fake boy
Handicap qashimayste
Khuukhle caaqle
Ala hoogtay

Kaalay cilmi iga baro
Caano nuugoow
Ha cararin ha cabsoon
Caano nuugoow
Iska saaro cilaankaada
Caano nuugoow
Caan caan dhalaan ahay
Caano nuugbaad tahay

Kaalay cilmi iga baro
Caano nuugoow
Ha cararin ha cabsoon
Caano nuugoow
Iska saaro cilaankaada
Caano nuugoow
Caan caan dhalaan ahay
Caano nuugbaad tahay

Markaan hal madfac ku rido
Cawaadkiisa laga maqli
Buula sheikh buula buundha
Bartamaha ceeldhaas
Wajeer iyo waasoow
Qabuuraha baraaad
Fahad abdi khadar lakish
Wiilka codka dumarka leh
Ma laxdi kutibayba
Xili jiilaal joogtaa
Oo bilaawe aragtaa
Ani aar baan ahay
Adi ari baad tahay
Iskama siibto
Hoo is qarxi c4
Gaari gacan dhiiqo
Ku gadoomay shubka
Gurmad waayay dagdag
Looma ooyaan siigo
This hip hop niga
This is tick tock niga
Iga hoo jugta
Jaabka gasho jag dheh
Wajigaada boombale
Ex faraa buuto
Ay duureed maad tahay
Calaqoow calaqoow
Nolashaada beeldaro
Katabaan doobi yaal
Shabaqayga soo gashay
Ha agariirin
Laxankayga ku daashaye
Ha ka guurin
Mirahaygaad qaadaa
Waana qoslaa
Xasan kaafi baa yiri
Yaan la sheegin

Kaalay cilmi iga baro
Caano nuugoow
Ha cararin ha cabsoon
Caano nuugoow
Iska saaro cilaankaada
Caano nuugoow
Caan caan dhalaan ahay
Caano nuugbaad tahay

Kaalay cilmi iga baro
Caano nuugoow
Ha cararin ha cabsoon
Caano nuugoow
Iska saaro cilaankaada
Caano nuugoow
Caan caan dhalaan ahay
Caano nuugbaad tahay

codkii Ilkacase