Sheekhii dhoobo weynbaa
I dabiibay
Cadawgayga la dagaalay
La jihaaday
Gantaalada la dulmaray
Kula daajay
Hala dilo dhinto huuno qeysoow
Noqay

Sheekhii dhoobo weynbaa
I dabiibay
Cadawgayga la dagaalay
La jihaaday
Gantaalada la dulmaray
Kula daajay
Hala dilo dhinto huuno qeysoow
Noqay

Yaad imooday horta ducufoow
Yaad u doobini neefoow
Reer xaaji darbi jiile
Reer cismaan sheekh cawsha dabka
Dabaylaha guuxiyo duufaanta
Dayaxa ifaan nahay ha igu daalin
Dudun bahal galay iyo
Dugaag baa tahay
Yaa durbaan kuu tumay
Yaa ku soo lu,gooyay

Sheekhii dhoobo weynbaa
I dabiibay
Cadawgayga la dagaalay
La jihaaday
Gantaalada la dulmaray
Kula daajay
Hala dilo dhinto huuno qeysoow
Noqay

Sheekhii dhoobo weynbaa
I dabiibay
Cadawgayga la dagaalay
La jihaaday
Gantaalada la dulmaray
Kula daajay
Hala dilo dhinto huuno qeysoow
Noqay

Waan kuu digay dabo dhilifoow
Waan kuu samray diidiinoow
Is daji waa diiday ku du qoriga
Ku rid xabada daadax
Korka shabaqa cadaw daaje
Kala sooce hada duuduub
Ku rid wabiga xerta reer milaac
Yoofo garac

Sheekhii dhoobo weynbaa
I dabiibay
Cadawgayga la dagaalay
La jihaaday
Gantaalada la dulmaray
Kula daajay
Hala dilo dhinto huuno qeysoow
Noqay

Sheekhii dhoobo weynbaa
I dabiibay
Cadawgayga la dagaalay
La jihaaday
Gantaalada la dulmaray
Kula daajay
Hala dilo dhinto huuno qeysoow
Noqay

Ma ka daayaa ma ku daayaa
Hoo baaruuda
Yaa ku soo diray ku dambaabshay
Dabin kuu dhigay dhulka kula jaray
Dadka qaar lama daaro
Lama doonto lama dulmiyo
Dal xorreye dhulka daadshe
Ciyaal xamar maxay dhaheen
Libaax soo noqey

Sheekhii dhoobo weynbaa
I dabiibay
Cadawgayga la dagaalay
La jihaaday
Gantaalada la dulmaray
Kula daajay
Hala dilo dhinto huuno qeysoow
Noqay

Sheekhii dhoobo weynbaa
I dabiibay
Cadawgayga la dagaalay
La jihaaday
Gantaalada la dulmaray
Kula daajay
Hala dilo dhinto huuno qeysoow
Noqay

Kaasoow u sheeg hala dilo dhinto
Ma anaaba boloboroof u baahan
Shanta soomaali dhawaweey

Exit mobile version