Dahab la moodyahee kaali ila ciyaar
Cidla ha dhigin Kaali ila ciyaar
Yaa xabiibtii kaali ila ciyaar
Caashaq baa i helay allah beerka
Annoo dariska salaamin
Barmudo madagi kari dee
Anagoo isbarin ma tartami karno dee
Badweentii hindiya iyo barmuudaan ka imid dee
Qisadeeda kama dheera sida qays iyo layla
Gabdhii reer jabuuti jacayl baa ku dhacay dee
Luqadaan gareenin ..
Qoraalka waxaan ku dhaafayaa
Waxaan filayaa in  inta kale  aan ubaaahneen
In la qoro ?

Exit mobile version