VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dowlad quwadleh - Lyrics

gantaalada duulee bada hoos mara kuwa dhulka mara iyo daruuraha mara darawalka ridee aan lagafinbaan ahay meeqo sanaa idiin digay ciyaal geedoow waar ka jooga ka xishooda dumarkeena dhaafa ileen daan yeer lama baro akhlaaqda lama baro ninkii bukeeya dubeeyuu ka xishoodaa hakugabanin qabiil daban gaaloow naf lacaarid naaso wayne waar dugaagow ducufka balaqo cun horta saw matihi aan ku baro taariikhda dulqaad lahoow nin darwiish bad utimid iiducee bal dhe nin awoowii dhaly doobini jiray dulmi diid looma taliyee waligyabaan madkaaga ku durdurin jiray looma ooyaankan maku socdaa hubka culus daran doori dawladaha quwada leh kufaanan meel aan dadku daginbay kutijaabyay ana ninka dumar caaya ayaanku tijaabiyaa maxaan kuu digayon kuu tudhi jiray diyaaradaha hubka sidee aan la arag iyo sawaariikhda dubaabada kaaga digi jiray qoomdhano daba dhilif horta daadshay adigoo dib jiro cirkana ku jira miyaan kuudaahi biyo kuu kaban codkaaga digaagaana markii aan maqlo daa imkii i umaan ku shukriyaaa codlibaax isiiyay aanku doobin karo qof yahoow dugaage dadku wada neceen hadii aad dabo qaadyo danahaaga garan nuclear kan rido ka dugo o kaarar ha dag dagin has diln war is daji bal duruustaan kudhigay waa iga digniin hadaad dido taa oo dacal martana waan k duban waan kugu rugsan
Queue is empty
-- / --