VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dowlad quwadleh mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ilkacase
Dowlad quwadleh

gantaalada duulee
bada hoos mara
kuwa dhulka mara
iyo daruuraha mara
darawalka ridee
aan lagafinbaan ahay

meeqo sanaa idiin digay
ciyaal geedoow
waar ka jooga
ka xishooda dumarkeena dhaafa

ileen daan yeer lama baro
akhlaaqda lama baro
ninkii bukeeya
dubeeyuu ka xishoodaa

hakugabanin qabiil
daban gaaloow
naf lacaarid
naaso wayne
waar dugaagow

ducufka balaqo cun
horta saw matihi
aan ku baro taariikhda
dulqaad lahoow
nin darwiish bad utimid
iiducee bal dhe

nin awoowii dhaly
doobini jiray
dulmi diid
looma taliyee
waligyabaan madkaaga
ku durdurin jiray
looma ooyaankan
maku socdaa

hubka culus daran doori
dawladaha quwada leh kufaanan
meel aan dadku daginbay kutijaabyay
ana ninka dumar caaya ayaanku tijaabiyaa

maxaan kuu digayon
kuu tudhi jiray
diyaaradaha hubka sidee
aan la arag iyo
sawaariikhda dubaabada
kaaga digi jiray
qoomdhano daba dhilif
horta daadshay

adigoo dib jiro
cirkana ku jira
miyaan kuudaahi
biyo kuu kaban
codkaaga digaagaana
markii aan maqlo
daa imkii i umaan
ku shukriyaaa
codlibaax isiiyay
aanku doobin karo

qof yahoow dugaage
dadku wada neceen
hadii aad dabo qaadyo
danahaaga garan
nuclear kan rido
ka dugo o kaarar
ha dag dagin
has diln
war is daji bal

duruustaan kudhigay
waa iga digniin
hadaad dido taa
oo dacal martana
waan k duban
waan kugu rugsan

codkii Ilkacase