VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha isheegan - Lyrics

Yartii aan kahelay Baad tahay ubogay Baad tahay uhiloowa Tahay ka hurdi waayo Uqarwaa tahay habeen Maseexdoo hurdada Malado ha idhihin may Ha idhaafin ha iijabin Cadow rasmi hodanay Hab isii oo ii hiili horaad Ka isaar ii hiili Ha isheegan kuma Sheegtee ha ihaybin Kuma haybshee caro Kuuma qabo alaa igu Ogee hoygii xamar Rag baa kacay x2 Huuno kaalay halka Loo hanween yahay Iyo hobyo iyo nugaal Ilaa holaan iyo hoygii Carbeed habeen koo Wacan haasaawo aan Dhignee kaalay kaama Maar mee ha iga tagin Yaan habaabin halaq Ugalin hoodi aan oran Hooy ladagin Hilib kaagaan ahee Hadalka garo haka Laba labeen hayga Roorin hablahoo idil Kaa doortay caro hodan Dhulkeenaan kula dagi Halkii qureeshta qoraxay Baan kula dagi Ha isheegan kuma Sheegtee ha ihaybin Kuma haybshee caro Kuuma qabo alaa igu Ogee hoygii xamar Rag baa kacay x2 Waxaadan hureen Hooy diiday lama Dhehee hooy halyey Kudoortay haa hanti Kula horjoogoo nasiib Hodana weeyee hoo Gacanta hoo haasawo Aan dhignee kaalay Huuno kaalay rasmiyay Ha isheegan kuma Sheegtee ha ihaybin Kuma haybshee caro Kuuma qabo alaa igu Ogee hoygii xamar Rag baa kacay x2 Huuno kaalay halka Loo hanween yahay Iyo hobyo iyo nugaal Ilaa holaan iyo hoygii Carbeed habeen koo Wacan haasaawo aan Dhignee kaalay kaama Maar mee ha iga tagin Yaan habaabin halaq Ugalin hoodi aan oran Hooy ladagin Hilib kaagaan ahee Hadalka garo haka Laba labeen hayga Roorin hablahoo idil Kaadortay caro hodan Dhulkeenan kula dagi Halkii qureshta qoraxay Baan kula dagi Ha isheegan kuma Sheegtee ha ihaybin Kuma haybshee caro Kuuma qabo alaa igu Ogee hoygii xamar Rag baa kacay x2
Queue is empty
-- / --