VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ha isheegan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ilkacase
Ha isheegan

Yartii aan kahelay
Baad tahay ubogay
Baad tahay uhiloowa
Tahay ka hurdi waayo
Uqarwaa tahay habeen
Maseexdoo hurdada
Malado ha idhihin may
Ha idhaafin ha iijabin
Cadow rasmi hodanay
Hab isii oo ii hiili horaad
Ka isaar ii hiili

Ha isheegan kuma
Sheegtee ha ihaybin
Kuma haybshee caro
Kuuma qabo alaa igu
Ogee hoygii xamar
Rag baa kacay x2

Huuno kaalay halka
Loo hanween yahay
Iyo hobyo iyo nugaal
Ilaa holaan iyo hoygii
Carbeed habeen koo
Wacan haasaawo aan
Dhignee kaalay kaama
Maar mee ha iga tagin
Yaan habaabin halaq
Ugalin hoodi aan oran
Hooy ladagin

Hilib kaagaan ahee
Hadalka garo haka
Laba labeen hayga
Roorin hablahoo idil
Kaa doortay caro hodan
Dhulkeenaan kula dagi
Halkii qureeshta qoraxay
Baan kula dagi

Ha isheegan kuma
Sheegtee ha ihaybin
Kuma haybshee caro
Kuuma qabo alaa igu
Ogee hoygii xamar
Rag baa kacay x2

Waxaadan hureen
Hooy diiday lama
Dhehee hooy halyey
Kudoortay haa hanti
Kula horjoogoo nasiib
Hodana weeyee hoo
Gacanta hoo haasawo
Aan dhignee kaalay
Huuno kaalay rasmiyay

Ha isheegan kuma
Sheegtee ha ihaybin
Kuma haybshee caro
Kuuma qabo alaa igu
Ogee hoygii xamar
Rag baa kacay x2

Huuno kaalay halka
Loo hanween yahay
Iyo hobyo iyo nugaal
Ilaa holaan iyo hoygii
Carbeed habeen koo
Wacan haasaawo aan
Dhignee kaalay kaama
Maar mee ha iga tagin
Yaan habaabin halaq
Ugalin hoodi aan oran
Hooy ladagin

Hilib kaagaan ahee
Hadalka garo haka
Laba labeen hayga
Roorin hablahoo idil
Kaadortay caro hodan
Dhulkeenan kula dagi
Halkii qureshta qoraxay
Baan kula dagi

Ha isheegan kuma
Sheegtee ha ihaybin
Kuma haybshee caro
Kuuma qabo alaa igu
Ogee hoygii xamar
Rag baa kacay x2

codkii Ilkacase, Mohamed Kadheeri, Rasmi rays