VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Igu sawir - Lyrics

curyaan miyaa haa igu sawir camoole miyaa haa igu sawir calanka miyaa haa igu sawir wadani baan aahay kaalay iska arag ody jirjiroolaha maso cagalayda abriska ooman ayga ooya abeesada jiifta galaydhka gaadi xirsigu xirtana mugdiga aasa sixirka dugasada oo ololka kulaaxa fiidmaarta cuna oo dhiiga saydha oo ubadkeena xinjirtooda cuna aafo socoto miskiin la moode ina bulaalee ina sawir arjigaalee baada qaatay hada is casil hada na dhaaf intan nagu filan waan ogaanay wadani ma tihid afkaad ka tahay waa igu walaahi itoosi igu sawir yaaaaahuu curyaan miyaa HAA igu sawir camoole miyaa HAA igu sawir calanka miyaa HAA igu sawir wadanibaan ahay kalay iska arag afturbo caloosha xidho waa tookadadiii is giiji af turubo yaa yidhi ka tali aayaha dalka uma qalantid is koris waaxid akhlaqqda baroo soo baro akhlaaqda maala yacni qabiil aabihiis albiitaro koobka qabiilka siii u adeeg shacabka balanteenay ahayd yaad la tashatay qabiil kugu beeray yaa ku waalay aqliga kaa xaday ina sambac injirta dharka gasho adigaa ka daran miciyahaad dheertahay arsenal baa tahay shacabkuna waa ogyahay maa ilawday tiishalay caaqooow baarlamaan ku arag xagee aadi yaahuuu curyaan miyaa HAA igu sawir camoole miyaa HAA igu sawir calanka miyaa HAA igu sawir wadanibaan ahay kaala iska arag hadaan dhinto aniga maanta hooyo walba soomaali baan ka dhintay markii eebe qoray mana dhaafi doono waxba ha goodin ha ii goodin yaan ka dhashay yaan ku dhaataa ciyaalka xamarka ak lure cidaankeena gaashaan iska baro af xarago wadani hubaysan naftii huraha ma gabado ogoow isdaji xuduudka hasoo dhaafin anaa ku doortay shalay ku keenay anaa ku amaanay calanka ku saaray wadani ku mooday ina aaboow daacad ma tihid igoo aragaadan nacay iigoow tuugada cusub ha i sheegan yaahuu curyaan miyaa HAA igu sawir camoole miyaa HAA igu sawir calanka miyaa HAA igu sawir wadanibaan ahay kaalay iska arag
Queue is empty
-- / --