VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Igu sawir mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ilkacase
Igu sawir

curyaan miyaa haa igu sawir
camoole miyaa haa igu sawir
calanka miyaa haa igu sawir
wadani baan aahay kaalay iska arag
ody jirjiroolaha maso cagalayda
abriska ooman
ayga ooya
abeesada jiifta
galaydhka gaadi
xirsigu xirtana
mugdiga aasa
sixirka dugasada oo
ololka kulaaxa
fiidmaarta cuna oo
dhiiga saydha oo
ubadkeena xinjirtooda cuna
aafo socoto
miskiin la moode
ina bulaalee ina sawir
arjigaalee baada qaatay
hada is casil
hada na dhaaf
intan nagu filan
waan ogaanay
wadani ma tihid
afkaad ka tahay
waa igu walaahi
itoosi igu sawir
yaaaaahuu
curyaan miyaa HAA igu sawir
camoole miyaa HAA igu sawir
calanka miyaa HAA igu sawir
wadanibaan ahay kalay iska arag
afturbo caloosha xidho
waa tookadadiii is giiji
af turubo yaa yidhi ka tali aayaha dalka
uma qalantid is koris waaxid
akhlaqqda baroo soo baro akhlaaqda
maala yacni qabiil aabihiis
albiitaro koobka qabiilka siii
u adeeg shacabka balanteenay ahayd
yaad la tashatay qabiil kugu beeray
yaa ku waalay aqliga kaa xaday
ina sambac injirta dharka gasho
adigaa ka daran miciyahaad dheertahay
arsenal baa tahay shacabkuna waa ogyahay
maa ilawday tiishalay caaqooow
baarlamaan ku arag xagee aadi yaahuuu
curyaan miyaa HAA igu sawir
camoole miyaa HAA igu sawir
calanka miyaa HAA igu sawir
wadanibaan ahay kaala iska arag
hadaan dhinto aniga maanta
hooyo walba soomaali baan ka dhintay
markii eebe qoray mana dhaafi doono
waxba ha goodin ha ii goodin
yaan ka dhashay yaan ku dhaataa
ciyaalka xamarka ak lure
cidaankeena gaashaan iska baro
af xarago wadani hubaysan
naftii huraha ma gabado ogoow
isdaji xuduudka hasoo dhaafin
anaa ku doortay shalay ku keenay
anaa ku amaanay calanka ku saaray
wadani ku mooday
ina aaboow daacad ma tihid
igoo aragaadan nacay
iigoow tuugada cusub
ha i sheegan yaahuu
curyaan miyaa HAA igu sawir
camoole miyaa HAA igu sawir
calanka miyaa HAA igu sawir
wadanibaan ahay kaalay iska arag

codkii Ilkacase