VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iska dhal - Lyrics

bada cas bada madow bada hiilka tuurta awliyada kuwa biiba kuwa laylkii biiba buuraha bandala kuwa laylkii jiidha dubooyinka ganjada kuwa farta ka gooya bartamaha cadawgayga sida roobka daadsha baroorta yar yar baalbaal ku dhaafa iga dhasho igu faan yaa hiil ubaahan bood bood ama buuq adoo nool is duug sidiguna waa ma guuran ani ma buur ku dhagay soo bandhigay dhoolo tuska ilaa gobolka afdheere biinho kamaan doos maba baqo usheeg maba gabado alla baray goobtii shiish ubaahan sambabkiyo klayaha gumac kala dha taalay dib uguro adaa diiday bakhtigaaga jiido awoowgii la gub ma arag bala diid maba arag yarta guray xamar qurun laan dheere miyaa buuhoodle dhagax bur iska dhal iska dhal boorama iyo jabuuti iska dhal iska dhal baar dheer xamar cadey iska dhal iska dhal dhiigu biyo maahe soo baraarug kudheh boodeglaybaan ku dhashay dhanka jubalaan burhaantaydaa kusoo dagta gobollka banaadir ciyaar shibis markan tuurno buulalayda tuurnooo kuwa jubalaan jooga ka jawaaba bartaan joogno buula xala buula iftin huuno ilaa bulshadaydii reer hargeysa geesiyadii togdheer baladkyga garoowe tolka aan ku faano boqoradii iska dhal shanta somalibaan nahay cayayaanka igudaa anaa buufinaaya wadankayga markay arkaan kolba geed ka boodo libaaxii afrikaan ahay ma anaab aciil qaba waa bilado socoto been been dhashaa dayr dhale ismoode baldajiye ismoode dhalanbaa ku qaadi sin sibaar ku geyne baad iyo biyo la aan kar baash kugu daro kugu shubo gasiinka boodher boodher kusaro buuhoodle dhagax bur iska dhal iska dhal boorama iyo jabuuti iska dhal iska dhal baar dheer xamar cadey iska dhal iska dhal dhiigu biyo maahe soo baraarug kudheh
Queue is empty
-- / --