VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Iska dhal mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ilkacase
Iska dhal

bada cas bada madow
bada hiilka tuurta
awliyada kuwa biiba
kuwa laylkii biiba
buuraha bandala
kuwa laylkii jiidha
dubooyinka ganjada
kuwa farta ka gooya
bartamaha cadawgayga
sida roobka daadsha
baroorta yar yar
baalbaal ku dhaafa
iga dhasho igu faan
yaa hiil ubaahan
bood bood ama buuq
adoo nool is duug
sidiguna waa ma guuran
ani ma buur ku dhagay
soo bandhigay dhoolo
tuska ilaa gobolka afdheere
biinho kamaan doos
maba baqo usheeg
maba gabado
alla baray goobtii
shiish ubaahan
sambabkiyo klayaha
gumac kala dha taalay
dib uguro adaa diiday
bakhtigaaga jiido
awoowgii la gub ma arag
bala diid maba arag
yarta guray xamar qurun
laan dheere miyaa
buuhoodle dhagax bur
iska dhal iska dhal
boorama iyo jabuuti
iska dhal iska dhal
baar dheer xamar cadey
iska dhal iska dhal
dhiigu biyo maahe
soo baraarug kudheh

boodeglaybaan ku dhashay
dhanka jubalaan
burhaantaydaa kusoo dagta
gobollka banaadir
ciyaar shibis markan tuurno
buulalayda tuurnooo
kuwa jubalaan jooga
ka jawaaba bartaan joogno
buula xala buula iftin
huuno ilaa
bulshadaydii reer hargeysa
geesiyadii togdheer
baladkyga garoowe
tolka aan ku faano
boqoradii iska dhal
shanta somalibaan nahay
cayayaanka igudaa
anaa buufinaaya
wadankayga markay
arkaan kolba
geed ka boodo
libaaxii afrikaan ahay
ma anaab aciil qaba
waa bilado socoto
been been dhashaa
dayr dhale ismoode
baldajiye ismoode
dhalanbaa ku qaadi
sin sibaar ku geyne
baad iyo biyo la aan
kar baash kugu daro
kugu shubo gasiinka
boodher boodher kusaro
buuhoodle dhagax bur
iska dhal iska dhal
boorama iyo jabuuti
iska dhal iska dhal
baar dheer xamar cadey
iska dhal iska dhal
dhiigu biyo maahe
soo baraarug kudheh

codkii Ilkacase