booda booda ama buuqa
ima gaadhan bada jirta
so rucleysan ima gadhan
ama biiba baala yeesha
ima gaadhaan calankaygu
waa buluug iskiifoo
boqorka banaanka jiifo
dabka kula xiimaan ahay
ratiga qaar qabka ahesha
baxsani baan ahay
wiilka mawlaca shitee
buula rig dagan nahay
baynadiisa dhaxda dhexda
kalulan baan ahay
bidhaantiisa lola jeedo
gobolka banaadir
xasan kaafi muxuu yiri
buufi buufi cayayaanka
babi babi babi babi
nacalaa sheydaan kuyale
iga baro dadka is daji
waryaaa iskiiifoo
booda booda ama buuqa
ima gaadhan bada jirta
so rucleysan ima gadhan
ama biiba baala yeesha
ima gaadhaan calankaygu
waa buluug iskiifoo
ceelkii bu laale geel har
weyn baan ka shube xafadi
barmuuda ar bidheebaan
karide baar dheere wabiga
saar baan ku xidhee
baladkii goldoga bodka
dhanataan ku tumay
bartamaha cali yaale
shirib baan ku dheele
boqoradii qardho
dhowr beri la jooge
belistii hargeysa
jawi dagan la qaatee
hoo basbaaska bul
dheh waryaa iskiifo
booda booda ama buuqa
ima gaadhan bada jirta
so rucleysan ima gadhan
ama biiba baala yeesha
ima gaadhaan calankaygu
waa buluug iskiifoo
ninka buuga xaday
xageebuu ku yeeri
barxada iskeen been
been dhamatay aaway
bulshadeydi dawasha
wacan ku rid
baaburka xamulkan
dushaa kaa marin
jaran jaro camal
kugu socon bolo
shacabka bayruud
qeylo dhaan udirso
boqorka raabka
waa ikan barasha
wacan
buuga dhulka dhug
dib udag kurid iskiifo
booda booda ama buuqa
ima gaadhan bada jirta
so rucleysan ima gadhan
ama biiba baala yeesha
ima gaadhaan calankaygu
waa buluug iskiifoo
waraa jairikoow
lamo lamo usoodaa
lamo lamo kurid