VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Labo wajiilaha - Lyrics

Laba wajiilaha rufiyaanka Gaangariga maca bir taawarka Kiiloo kiiloo ma wareertay Ma waalatay ma kakab baa War la wareejiye horta Maxaad ka heshaa Ma dumarbaad la soo kortay Wara geedo walee aduun Uu dhamaadey nin walbow naftaa Rag waramaybaan arkaa Dumar aamusan kuu digay Laba wajiiloow baabkayga Ha soo galin waad hoogi Malmalaado beerka warankaa Magicii ragaad ku dheeshay Xoolo waaxid hoo bacaadka Ma wareegtaa warka ma wareejisaa Ma wareegtaa kolba waab ma tagtaa Ma wareegta qoriga ma sidataa Yaa kaa waaley yaa kaa riday Baytariyaha wiftada mida karisada Wiilka riday ee la arag qofkay leefto Walee wuu ku daayay Sidii dharka walee waa la wadhay Sunta qalajisada u kaduudan Dib qaloocoow lagu kari waa Waano diiday war madax gala Wiyil wabi ku jirtoo aar ma moodaa War badanaa qaab daranaa Bada ku daro ku dishay dheh booloo Yaa i kaa baray aar waraaboow Magaaladii rogtay kala rogtay Kororoohadaa ka daran waa run Wasiirkii warka rufiyaanka Warwareegtay meeraysatay Kawaankaa saaran tahay bal ducayso Wax badan baad carartay calaacashay Karbaashkaada waa xalaal Waad u qalantaa Militariga ku dhimo tiimkaasoow Jugta jugta culus jugta weeryee Ma wareegtaa warka ma wareejisaa Ma wareegtaa kolba waab ma tagtaa Ma wareegtaa qorida ma sidataa Yaa kaa waaley yaa kaa riday Baytariyaha King kom king kobra african king Carab guduudi war dheer gorgor Black man kax ala hoogtay Dhag dheer tagtay ooda jiiftay Waabaribaan jooga waa dhag dheh Ha walwalin dheh ha is waalin dheh Jugta culus weeyee Ma wareegtaa warka ma wareejisaa Ma wareegtaa kolba waab ma tagtaa Ma wareegtaa qorida ma sidataa Yaa kaa waaley yaa kaa riday Baytariyaha "Masaakiinta In La Igu Cadaabaan Ka Baqaa Walaahi Kingkom"
Queue is empty
-- / --