VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Labo wajiilaha mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ilkacase
Labo wajiilaha

Laba wajiilaha rufiyaanka
Gaangariga maca bir taawarka
Kiiloo kiiloo ma wareertay
Ma waalatay ma kakab baa
War la wareejiye horta
Maxaad ka heshaa
Ma dumarbaad la soo kortay
Wara geedo walee aduun
Uu dhamaadey nin walbow naftaa
Rag waramaybaan arkaa
Dumar aamusan kuu digay
Laba wajiiloow baabkayga
Ha soo galin waad hoogi
Malmalaado beerka warankaa
Magicii ragaad ku dheeshay
Xoolo waaxid hoo bacaadka
Ma wareegtaa warka ma wareejisaa
Ma wareegtaa kolba waab ma tagtaa
Ma wareegta qoriga ma sidataa
Yaa kaa waaley yaa kaa riday
Baytariyaha wiftada mida karisada
Wiilka riday ee la arag qofkay leefto
Walee wuu ku daayay
Sidii dharka walee waa la wadhay
Sunta qalajisada u kaduudan
Dib qaloocoow lagu kari waa
Waano diiday war madax gala
Wiyil wabi ku jirtoo aar ma moodaa

War badanaa qaab daranaa
Bada ku daro ku dishay dheh booloo
Yaa i kaa baray aar waraaboow
Magaaladii rogtay kala rogtay
Kororoohadaa ka daran waa run
Wasiirkii warka rufiyaanka
Warwareegtay meeraysatay
Kawaankaa saaran tahay bal ducayso
Wax badan baad carartay calaacashay
Karbaashkaada waa xalaal
Waad u qalantaa
Militariga ku dhimo tiimkaasoow
Jugta jugta culus jugta weeryee
Ma wareegtaa warka ma wareejisaa
Ma wareegtaa kolba waab ma tagtaa
Ma wareegtaa qorida ma sidataa
Yaa kaa waaley yaa kaa riday
Baytariyaha
King kom king kobra african king
Carab guduudi war dheer gorgor
Black man kax ala hoogtay
Dhag dheer tagtay ooda jiiftay
Waabaribaan jooga waa dhag dheh
Ha walwalin dheh ha is waalin dheh
Jugta culus weeyee
Ma wareegtaa warka ma wareejisaa
Ma wareegtaa kolba waab ma tagtaa
Ma wareegtaa qorida ma sidataa
Yaa kaa waaley yaa kaa riday
Baytariyaha

"Masaakiinta In La Igu Cadaabaan
Ka Baqaa Walaahi Kingkom"

codkii Ilkacase