VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ma dheel baa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ilkacase
Ma dheel baa

Nin goohiye la dhashay ma
Dheelbaa sadex ulo geeley ma
Dheelbaa dhemanka ku socdo
Ma dheelbaa dhashii ibadali
Lahayd weli may dhalan

Dhoola tus maaha
Dheel dheelna maaha
Dhiigaa I dhaqaaqay
Qiiro qiiro maaha
Ku dhufoo ka dhaqaaq
Iga wadana maaha
Dhexda ka jabi dheel
Dheelina maaha
Dhulkaan camiran nin
Buu dhabarka ujabey
Ujabey u dhintay
Cadowga dhuuf udilay
Dhufaan ka dhigay
Dhaan dhaan ka dhigay
Iidhiib stawoga aan
La dhuuqo maaha
Nin goohiye la dhashay ma
Dheelbaa sadex ulo geeley ma
Dheelbaa dhemanka ku socdo
Ma dheelbaa dhashii ibadali
Lahayd weli may dhalan

Dhuraan dharo horta
Yaa ibaray maser
Badnaa hortaa ma
Shoocilbaa dhaliil badnaa
Horta ma sheegadba dheg
Dheg badnaa ma dhashii
Dhurwaada ma dharbaxa
Garaca ha ooyee
Maska dhejiga mas
Gaduud miyaa dhagaba
Maaha ee ma dhoohanaa
Burjigayga top
Reer aadan dhalad
Nin goohiye la dhashay ma
Dheelbaa sadex ulo geeley ma
Dheelbaa dhemanka ku socdo
Ma dheelbaa dhashii ibadali
Lahayd weli may dhalan

Dhulka soo deg hada titiinleya
Dhanka dagalama hada titiinleya
Dhurteyda burqani hada titiinleya
Dhugo waxa dhacaya hada titiinleya
Goohiyow soo dhawoow hada titiinleya
Toban ito dhowr sano hada titiinleya
Ku dhiibtay hogaanka hada titiinleya
Ha dhaafin cadowga geesigeeniyow
Nin goohiye la dhashay ma
Dheelbaa sadex ulo geeley ma
Dheelbaa dhemanka ku socdo
Ma dheelbaa dhashii ibadali
Lahayd weli may dhalan

codkii Ilkacase