VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafaqayso - Lyrics

edeb yeelo diidaye ashahaado waryaa caasha cuud soo caar nafaqayso waryaa dirac soo xidho oo nafaqayso wwaryaa milatariga gor gor harimacad baan ahay jabhadii sayid xuseen exe jiid baan ahay xisiiriye xamarka hubaysan baan ahay geesiga gaadiri loo goodiyin baaan ahay yaad ufaanaysaa waryaa jilbo joogso waryaa gur guuro waryaaa nafaqayso waryaa mamadu xer libaaxiyo ma miino miyaaa dhashi ma miidhayo dheeli miyaaa sibta maniii iyo kabal yeedhi miyaa dhanka bidix dhanka midig xuluf xuluf miyaa xaafsade miyaa asturaaye miyaa milka sheeg miyaa miiraaye miyaa dib udag baastar yaa ku dhalay bastar ii qabo shaarkaa bal idaawo baastar darbuunka fuul bal idaawo baastar yaa ku soo diray ku lugooyay waryaa edeb yeelo diidaye ashahaado waryaa aar libaaxbaad utimid ashahaado waryaaa caasha cuud soo caar nafaqayso waryaa soomaaliyaan ahoor og origin gaaster m m ti big boys balo balo maafiyaa abaa dhiilow wiilka wiilka ciisha qaado qadiji nuura jaan baxay baan ahay reer xaadi gobdogob xaaji ciisaan ahay nuur jame buuhoodle iska dhal waryaaa dab aloosan shob jiidaan waryaaa isma qariyo waryaa king kong waryaa kaligii taliyaan ahay tuug back waryaa kabtayda lama xidho haku kufin waryaa 5D HD kuun gooli kajoog diidaye ku qabowso waryaa waanada didaye ku qabowsooo karbaash xalaala ku qabowsoo kafankaagii masidataa dhicisow aahaaa maadaye malabsade miyir laawe miyaa been gode been gure ma qabowsade miyaa ciyal liinta sharoobada ii camiray miyaaaa cayayaanka dabarsade konki gaangi miyaa dooli dile doofaar ma daahire miyaaa bakhti cune jayne taaw mafikire miyaaa iga baro baastar shaxda baro baastar kor iifiir baastar suunka xidho baastar edeb yeelo diidaye ashahaado waryaa aar libaax baad utimid ashahaado waryaa caasha cuud soo caar nafaqayso waryaa waraa holof holofow filinbiin baan kaa dhigaa afartan berii tabliiqaan kudiraaa
Queue is empty
-- / --