VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Nafaqayso mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ilkacase
Nafaqayso

edeb yeelo diidaye
ashahaado waryaa
caasha cuud soo caar
nafaqayso waryaa
dirac soo xidho oo
nafaqayso wwaryaa
milatariga gor gor
harimacad baan ahay
jabhadii sayid xuseen
exe jiid baan ahay
xisiiriye xamarka
hubaysan baan ahay
geesiga gaadiri
loo goodiyin baaan ahay
yaad ufaanaysaa waryaa
jilbo joogso waryaa
gur guuro waryaaa
nafaqayso waryaa
mamadu xer libaaxiyo
ma miino miyaaa
dhashi ma miidhayo
dheeli miyaaa
sibta maniii iyo
kabal yeedhi miyaa
dhanka bidix
dhanka midig
xuluf xuluf miyaa
xaafsade miyaa
asturaaye miyaa
milka sheeg miyaa
miiraaye miyaa
dib udag baastar
yaa ku dhalay bastar
ii qabo shaarkaa
bal idaawo baastar
darbuunka fuul
bal idaawo baastar
yaa ku soo diray
ku lugooyay waryaa
edeb yeelo diidaye
ashahaado waryaa
aar libaaxbaad utimid
ashahaado waryaaa
caasha cuud soo caar
nafaqayso waryaa
soomaaliyaan ahoor
og origin gaaster
m m ti big boys
balo balo maafiyaa
abaa dhiilow wiilka
wiilka ciisha qaado
qadiji nuura jaan
baxay baan ahay
reer xaadi gobdogob
xaaji ciisaan ahay
nuur jame buuhoodle
iska dhal waryaaa
dab aloosan shob
jiidaan waryaaa
isma qariyo waryaa
king kong waryaa
kaligii taliyaan ahay
tuug back waryaa
kabtayda lama xidho
haku kufin waryaa
5D HD kuun gooli
kajoog diidaye
ku qabowso waryaa
waanada didaye
ku qabowsooo
karbaash xalaala
ku qabowsoo
kafankaagii masidataa
dhicisow aahaaa
maadaye malabsade
miyir laawe miyaa
been gode been gure
ma qabowsade miyaa
ciyal liinta sharoobada
ii camiray miyaaaa
cayayaanka dabarsade
konki gaangi miyaa
dooli dile doofaar
ma daahire miyaaa
bakhti cune jayne taaw
mafikire miyaaa
iga baro baastar
shaxda baro baastar
kor iifiir baastar
suunka xidho baastar
edeb yeelo diidaye
ashahaado waryaa
aar libaax baad utimid
ashahaado waryaa
caasha cuud soo caar
nafaqayso waryaa
waraa holof holofow
filinbiin baan kaa dhigaa
afartan berii
tabliiqaan kudiraaa

codkii Ilkacase