VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shakashuuko - Lyrics

animaba ii tashan shakshuko ka masayrsan guushayda shakshuko firimbiirada la wareego shakshuko four point five maaha fanka maaha shuluqow wiilka fircoon uu dhalay wiilka faanka jecel ma akhriyo mana akhriyo waa la faana adoo maro kumed u eeg yaa u dhaarani suuqa ka saari kuye team kaaso ma ku shuba ma ka daaya nin wanaaga hadalkaaga aragaaga alergi ku aha sharba libaax adaa tabtay sii jeedso shimbirka wareega mee aljasira adoon dhalanban shiday fanka magalaada shiday ku idhee sheekh rushe me fankaagaba damsane dabka maa u shidid sheekeye been habaas yahu animaba ii tashan shakshuko ka masayrsan guushayda shakshuko firimbiirada la wareego shakshuko four point five maaha fanka maaha shuluqow shanta soomali ka sokow xaniyahaygan ku jooga mandhow laandheeraha maqashan ahay dhashii qoorta dusha biyo madow dugashada xishoodka ka riday kugu shiishbartay kaa ka dhigay shabaqa boqortooyo soo jiray kasoo jeeda baari ugu shalaambi ku shiiray shaah macaan is gee soo baro ma rabo boqorka shacabkaan ahay idinka waji xun sideeban ku shoogna shalaalaha lugta saara heerkayga soo gaadha cilyaalkan sharaabka dilay way xanaaqan ku laha ani maa dhalay ciyaal congo animaba ii tashan shakshuko ka masayrsan guushayda shakshuko firimbiirada la wareego shakshuko four point five maaha fanka maaha shuluqow
Queue is empty
-- / --