1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
animaba ii tashan shakshuko
ka masayrsan guushayda shakshuko
firimbiirada la wareego shakshuko
four point five maaha
fanka maaha shuluqow
wiilka fircoon uu dhalay
wiilka faanka jecel
ma akhriyo mana akhriyo
waa la faana
adoo maro kumed u eeg
yaa u dhaarani
suuqa ka saari kuye
team kaaso
ma ku shuba ma ka daaya
nin wanaaga
hadalkaaga aragaaga
alergi ku aha
sharba libaax adaa tabtay
sii jeedso
shimbirka wareega
mee aljasira
adoon dhalanban
shiday fanka
magalaada shiday
ku idhee sheekh rushe me
fankaagaba damsane
dabka maa u shidid
sheekeye been habaas yahu
animaba ii tashan shakshuko
ka masayrsan guushayda shakshuko
firimbiirada la wareego shakshuko
four point five maaha
fanka maaha shuluqow
shanta soomali ka sokow
xaniyahaygan ku jooga mandhow
laandheeraha maqashan ahay
dhashii qoorta
dusha biyo madow dugashada
xishoodka ka riday
kugu shiishbartay kaa
ka dhigay shabaqa
boqortooyo soo jiray
kasoo jeeda baari
ugu shalaambi ku shiiray
shaah macaan is gee
soo baro ma rabo
boqorka shacabkaan ahay
idinka waji xun
sideeban ku shoogna
shalaalaha lugta saara
heerkayga soo gaadha
cilyaalkan sharaabka dilay
way xanaaqan ku laha
ani maa dhalay ciyaal congo
animaba ii tashan shakshuko
ka masayrsan guushayda shakshuko
firimbiirada la wareego shakshuko
four point five maaha
fanka maaha shuluqow