VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shankaroon - Lyrics

mirta da day dooga joogto koobtey joogto maan ka raacdey aladayaay xuural ceynta meeshaad joogto magaalada adaa nalka shiday miyaad duusha baalal leedahay faynuustay faaca daal daal mana quustaan waan qiray ragi qir marwo dhamestiran garbo saaro calamaada muraayda dhashii gobta shanta qaarad ina aabooy gaari dumar maandeeq may dhiiga masuul sare mataantayda my dhuuxa madax sare kuu bogay nalka wadankaay dhulkii hooyo adoo jooga dhanka baad ubaxlamid tahay ila TAHAY ay madiina nin ku bartey oo ku dhaafey been dheh soo mar meeshan kuma daAYO kun karooney sinjigeed reer qureesh milioneereey magaceeda shankaroon haha midabkeeda maariin haha mowlo qurux udhameeyay haha meeshii gobtey ku nooshahay austraila maka dhaba ka daacadba waad iqaatay qaarkaa hore qaar ka dambe mamacita qoorta xaada igu dishay sinorita afka madow suniyaha dhexda subka sidi maska ma guurguurta nacnaciina ma iska seexdaa ma iska dagaa malabiina muruiyo jahwareerna ma isdeyna magaaladii jaceylkana ku dalxiisnaa kama daalo amaantaaada wad qalantaa magacaada markan maqlo farxad la dhacaa siqda dexe habenkii soomir kacayaa midaan doortey waa adi my baby ha idhihin ha oran qaysow maye maanta malinteni weye bal iskaysi shacabkeni melbourne team kazow xerti reer milaano team kazow dug dheh shab dheh madad yahow daa jacelkadi malag miyaa mamasiiba qofkuu helo mubadalaa maanka dooshaaa baby boom karabinka dhanka bidixda madfac culus reer siyad dhanka midita sootilaabso kaama maarmo indha deeraley xaasidkaaada hala murmin gabal kooda dhacay ha maseeraan ha daaalan ha u joojin qurux dumar ada dhaxlaybshir dheh muuqada hadalkaada waa dheyman mowlaha kaa digey yartii sanadka ya ku gaaro iisheeg yarti sanadka markaad dhalataad qaaday kobkii dahabka macan badan qiima badan boqoqrada maalin iyo habenba adan kuu duceysta
Queue is empty
-- / --