VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Shankaroon mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ilkacase
Shankaroon

mirta da day dooga joogto
koobtey joogto maan ka
raacdey aladayaay xuural ceynta
meeshaad joogto
magaalada adaa nalka shiday
miyaad duusha baalal leedahay
faynuustay faaca daal
daal mana quustaan
waan qiray ragi qir
marwo dhamestiran
garbo saaro calamaada
muraayda dhashii gobta
shanta qaarad ina aabooy
gaari dumar maandeeq
may dhiiga masuul sare
mataantayda my dhuuxa
madax sare kuu bogay
nalka wadankaay
dhulkii hooyo adoo jooga
dhanka baad ubaxlamid
tahay ila TAHAY ay madiina
nin ku bartey oo ku dhaafey
been dheh
soo mar meeshan kuma daAYO
kun karooney sinjigeed
reer qureesh milioneereey
magaceeda shankaroon haha
midabkeeda maariin haha
mowlo qurux udhameeyay haha
meeshii gobtey ku nooshahay austraila
maka dhaba ka daacadba
waad iqaatay qaarkaa hore
qaar ka dambe mamacita
qoorta xaada igu dishay sinorita
afka madow suniyaha dhexda
subka sidi maska ma guurguurta
nacnaciina ma iska seexdaa
ma iska dagaa malabiina
muruiyo jahwareerna ma isdeyna
magaaladii jaceylkana ku dalxiisnaa
kama daalo amaantaaada wad
qalantaa magacaada markan
maqlo farxad la dhacaa siqda
dexe habenkii soomir kacayaa
midaan doortey waa adi my baby
ha idhihin ha oran qaysow maye
maanta malinteni weye bal iskaysi
shacabkeni melbourne team kazow
xerti reer milaano team kazow
dug dheh shab dheh
madad yahow daa jacelkadi
malag miyaa mamasiiba
qofkuu helo mubadalaa
maanka dooshaaa
baby boom karabinka dhanka
bidixda madfac culus reer siyad
dhanka midita sootilaabso
kaama maarmo indha deeraley
xaasidkaaada hala murmin
gabal kooda dhacay
ha maseeraan ha daaalan
ha u joojin qurux dumar
ada dhaxlaybshir dheh muuqada
hadalkaada waa dheyman
mowlaha kaa digey yartii sanadka
ya ku gaaro iisheeg yarti sanadka
markaad dhalataad qaaday
kobkii dahabka macan badan
qiima badan boqoqrada maalin
iyo habenba adan kuu duceysta

codkii Ilkacase