VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxii buko - Lyrics

baladkeena xamar waaye bilaneey gobolka banaadir waaye bilaneey ilma bqoraa nahay bilaneey wixii buko ku jar hadalka buuum qalinka qaado hada buuga qaado aan kuu bayaansh ilma boqor kuwa bajaajka saaran bada liido kuwa iiigu baqay ciidanka xooga kuwa la iga beeray boqoka banaadir bulshada dhamaan ninka samata bixiyaya bilicda xamar midka soo celiyay cadawgii dalka ninkii baroonkaa la dhacay waardhiiglay xaafadeena baarmuudo boondhere anigaa ku faano shacabka shibis ilma boqor kaaran shacabka tawfiiq ilma boqor soo daa hadaan buubi eebaw bartii aan ku karay hadaan aadi wixii buko ku jar hadalka buuuum baladkeena xamar waaye bilaneey gobolka banaadir waaye bilaneey ilma bqoraa nahay bilaneey wixii buko ku jar hadalka buuum anaa dago uri ciid ana dago anaa dago buuhoodli anaa dago anaa dago boorama anaa dago ana dago baladkii wajeer dago anaa dago bboosaaso cad dago buuraha jigjiga jabhada aan ku dhaarto midig iyo bidix calankayga babani shanta soomaali beesheena weeye midkii buko rabi baan u barina a dhul barwaaaqo walee waa dhulkayga baalka afrika quruxda hablaha qaaday kuwa loo bogay kuwa quruxda qaaday boqorka ka dhigay hablaheena weeye midabka dhiinka maariinka u bogay ii banee kama dhargo hadalkooga wixii buko ku jar hadalka buum baladkeena xamar waaye bilaneey gobolka banaadir waaye bilaneey ilma bqoraa nahay bilaneey wixii buko ku jar hadalka buuum buunka yeedhi bayaanka ha maqleen boqolsanaad mooda wallee waan u xiisay barbaarteena gobolka banaadir kumaandooska gobolka banaadir geesiyaasha gobolka banaadir baarqabka calanka ku berdiri wadankiisa billaahi ku maray inuu difaaco billaahi ku maray barqo iyo habeen inuu gam,o diiday beenaale ciida afka u daro basaaskana xadhiga la tiiigsado wixii buko ku jar hadalka buuum baladkeena xamar waaye bilaneey gobolka banaadir waaye bilaneey ilma bqoraa nahay bilaneey wixii buko ku jar hadalka buuum
Queue is empty
-- / --