VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waxii buko mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ilkacase
Waxii buko

baladkeena xamar waaye bilaneey
gobolka banaadir waaye bilaneey
ilma bqoraa nahay bilaneey
wixii buko ku jar hadalka buuum

qalinka qaado hada buuga qaado
aan kuu bayaansh ilma boqor
kuwa bajaajka saaran
bada liido kuwa iiigu baqay
ciidanka xooga kuwa la iga beeray
boqoka banaadir bulshada dhamaan
ninka samata bixiyaya
bilicda xamar midka soo celiyay
cadawgii dalka ninkii baroonkaa la dhacay
waardhiiglay xaafadeena baarmuudo
boondhere anigaa ku faano
shacabka shibis ilma boqor kaaran
shacabka tawfiiq
ilma boqor soo daa
hadaan buubi eebaw
bartii aan ku karay hadaan aadi
wixii buko ku jar hadalka buuuum
baladkeena xamar waaye bilaneey
gobolka banaadir waaye bilaneey
ilma bqoraa nahay bilaneey
wixii buko ku jar hadalka buuum

anaa dago uri ciid ana dago
anaa dago buuhoodli anaa dago
anaa dago boorama anaa dago
ana dago baladkii wajeer dago
anaa dago bboosaaso cad dago
buuraha jigjiga jabhada aan ku dhaarto
midig iyo bidix calankayga babani
shanta soomaali beesheena weeye
midkii buko rabi baan u barina a
dhul barwaaaqo walee waa dhulkayga
baalka afrika quruxda hablaha qaaday
kuwa loo bogay kuwa quruxda qaaday
boqorka ka dhigay hablaheena weeye
midabka dhiinka maariinka u bogay
ii banee kama dhargo hadalkooga
wixii buko ku jar hadalka buum
baladkeena xamar waaye bilaneey
gobolka banaadir waaye bilaneey
ilma bqoraa nahay bilaneey
wixii buko ku jar hadalka buuum

buunka yeedhi bayaanka ha maqleen
boqolsanaad mooda wallee waan u xiisay
barbaarteena gobolka banaadir
kumaandooska gobolka banaadir
geesiyaasha gobolka banaadir
baarqabka calanka ku berdiri
wadankiisa billaahi ku maray
inuu difaaco billaahi ku maray
barqo iyo habeen inuu gam,o diiday
beenaale ciida afka u daro
basaaskana xadhiga la tiiigsado
wixii buko ku jar hadalka buuum
baladkeena xamar waaye bilaneey
gobolka banaadir waaye bilaneey
ilma bqoraa nahay bilaneey
wixii buko ku jar hadalka buuum

codkii Ilkacase