dadyow yaan dooranaa
dalkeena ku aaminaa
danteena u dhiibana
dulmiga aan dabar jarnee

dadyow yaan dooranaa
dalkeena ku aaminaa
danteena u dhiibana
dulmiga aan dabar jarnee

haduu mid walbaba durmaan tunto
anaa dahabiyo xariir dhaho
anaa dadka hagi haduu dhaho
anaa dalka hagi haduu dhaho
cadawga dabar jari haduu dhaho
markaan danteena u dhibano
muxuu dal shisheeya u dawarsada
muxuu shacabkaygaa u dayacaa

imisa dal shidheeya ku dulawday
imisa darxumo loo dilay
imisa dayacan darbiyada jiifta
mid u doodana aan helin
dadka yaa kala diray maxaa isu diray
mid dakala qaba mid dilo ku dooda
midka dooxan yaa u damqan
diifta saaran yaa ka diri
midka dooxan yaa u damqan
diifta saaran yaa ka diri

daalay anigu daalay
daalay dadkaygow daalay
daalay danaystay ku daaalay
ku daalay damiir laawaha

daalay anigu daalay
daalay dadkaygow daalay
daalay danaystay ku daaalay
ku daalay damiir laawaha

dadyow yaan dooranaa
dalkeena ku aaminaa
danteena u dhiibana
dulmiga aan dabar jarnee

dadyow yaan dooranaa
dalkeena ku aaminaa
danteena u dhiibana
dulmiga aan dabar jarnee

hoobeeya heleleeya
hoobeeya helelleeya
hoobeya heleleeeya

Exit mobile version