VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Yarta jubaland mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ilkacase
Yarta jubaland

Abaayo kaa helay deeqa luulaay
Dumar dhanba taa ka doortay
Qalbi nuuraay
Qalanjadii jubaland dalka nuurisaay
Dawgii hore taan ka helay
La igu xantaay
Qurux dumar ayaad u tahay
Daraawiishta
Yaa i boobshe i dal geeyay
Deeqa luula
Iigu daayay baarashuudka
Dushii gurigeeda
Dooxadii bu,aaliyo deeqa luulaay
Dawle waa aqoone sidii
Qoomkii nabi nuux
Anaa imiga u imid inaan daawado
Dugsi dagno wada dagno
Deeqa luulaay
Ubad dhalno daadahayno
Bartii agmadow
Waa dahab waana dirac
Waana tolkaa
Ii tali noo tali waan ku doortee
Halow baa ii dheere nairo
Halka lagu gaaray
Faafax dhuun baala dheero
Ila dooro

Dookhayga ku raacay yarta
Jubaland
Soo dabaalo baal baro
Jubaland
Balaayadu kaa xijaaban yarta
Jubaland
Ku baabiyay calankeene yarta
Jubaland

Dookhayga ku raacay yarta
Jubaland
Soo dabaalo baal baro
Jubaland
Balaayadu kaa xijaaban yarta
Jubaland
Ku baabiyay calankeene yarta
Jubaland

Sii daa bal u daa hoyga laabta
Geenyadii dalkaa yarta jubaland
Maxaan day daydayay oon ku daalay
Harageeda hadalkeeda deeqa luula
Dumar lama sinid huuno sow
Ma ogid taa
Daaimbaa kaa dhigay dhamays
Tiranee
Yaa ku wada kula daga dusha
Dayaxa
Ma is raacnaa huuno gacal
Dhanka goob weyn
Ma is raacnaa kana dagnaa
Beertii janada
Dadkii dhan ma nagu farxeen
Oo na daawaday
Sayidii dii dj durmaanka
Anaa tumi
Ducaysane wiilkii adi kuu
Gabyay
Dusha qooqaa nina lagu
Hadal hayo
Kaalay daawo deeqa luulaay
Magaaladii luub
Kaalay daawo geela dhalay
Waa barwaaqee
Alow yaa ku garab maray
Deeqa luulaay

Dookhayga ku raacay yarta
Jubaland
Soo dabaalo baal baro
Jubaland
Balaayadu kaa xijaaban yarta
Jubaland
Ku baabiyay calankeene yarta
Jubaland

Dookhayga ku raacay yarta
Jubaland
Soo dabaalo baal baro
Jubaland
Balaayadu kaa xijaaban yarta
Jubaland
Ku baabiyay calankeene yarta
Jubaland

Magacayga kinkong wiilka
Jubaland
Deeqa luula baan caashaqay
I qeeqdee
Igu daaya aan la dheelee
Wey i deeqdee
Dookhayga dalabkayga
Duriyada
Talaabada dagan iyo miisaanka
Cadow kuma damco huuno
Ala beerka
Dhiigiyo ficilkaan kugu
Doortee
Duntaada lama gooyo
Lama gaaro
Dibnahaad igu dishay huuno eega
Boqol halo kaa dhiibay
Deeqa luulaay
Dacalada kismaayona durbaan
Kuugu tumi
Geesiyadi garbaharay dusha
Kaa ilaali
Boqoradii doobley ilaa deglama
Degmadii buuroxaabo ilaa
Boorodhoobo
Da,yarteena joogta durbaan
Kuu tumi
Kaalay daawo jubaland
Deeqa luulaay

Dookhayga ku raacay yarta
Jubaland
Soo dabaalo baal baro
Jubaland
Balaayadu kaa xijaaban yarta
Jubaland
Ku baabiyay calankeene yarta
Jubaland

Dookhayga ku raacay yarta
Jubaland
Soo dabaalo baal baro
Jubaland
Balaayadu kaa xijaaban yarta
Jubaland
Ku baabiyay calankeene yarta
Jubaland

codkii Ilkacase