ciid weeye barakiyo
bash bash iyo
barwaaqiyoo
badhaadhe aanku gadhnee
balaayada xijaaabnoo
bismilaahi ban idhi
waa maalin bilicoo
boqoshiyo salaamaha
laysa saamaxo badi
muslinku iso soo baxo
bash bash aynu ku ciidno
ciid weeye baxsanoo
boqorkuu nasiiyoo
balaadhanoo jecel nahay
balaayadu xijaabanoo
bismilaahi baan idhi
waa maalin bilicloo
booqoshiyo salaamaha
laysa saamaxa badi
muslinku isu soo baxo
bash bash aan ku ciidnee

Exit mobile version