adigaa gabadhyahay yiri
cayaarbaan garanayaaye
anigaa kula galaayoo
gayaankaa ahoo ku geeye

garba saarta keenoo isoo gaar
guntiga adkeeyoo garoo ka daa
muusigan gadoonka ah ku so galoo
goobta soo istaagoo niikada ku gaabo
gaasiraay ma gaadhee aan kugu gooste
gacanta keen

adigaa gabaryahay yiri
gabley shinbirban rabaaye
anigaan gabanayno inaan
gabar helo u joogee

Exit mobile version