Sideedaba yeel

Qofka somalinimo diida
Waxba iskuma nihin

Sideedaba yeel

Sideenaba maya

Sideenaba maya maya
Hadaynu isa sirin sideenaba
Ma iska kala tagnaa
Sideedaba yeel
Hadaynu isa sirin sideenaba
Warayaa ma iska kala tagnaa
Sideedaba yeel
Ninkuna uusan garan tii sidayda
Ma iska kala tagnaa sideenaba maya
Ninkuna uusan garan tii sidayda
Ma iska kala tagnaa sideenaba maya

Hadaynu isa sirin sideenaba
Ma iska kala tagnaa
Sideedaba yeel
Hadaynu isa sirin sideenaba
Warayaa ma iska kala tagnaa
Sideedaba yeel
Ninkuna uusan garan tii sidayda
Ma iska kala tagnaa sideenaba maya
Ninkuna uusan garan tii sidayda
Ma iska kala tagnaa sideenaba maya

Soomali diidkow sili u dhimo
Midka dadka sirayoow
Si xun udhimo
Oo ka sadkeena qaatow
Sunta ku dhimo
Ka sirteena sheegoow
Subaxan dhimo

Soomaali diidkoow
Silac u dhimo midka
Dadkeena sirayoow
Si xun u dhimo oo
Ka sadkeena qaatoow
Sunta ku dhimo
Ka sirteena sheegow
Subaxan dhimo

Nin seef wataa yuu
Ku sirin
Nin soor rabaa yuu
Ku saban
Nin seef wataa yuu
Ku sirin
Na sirin waryaa na sirin

Hadaynu isa sirin sideenaba
Ma iska kala tagnaa
Sideedaba yeel
Hadaynu isa sirin sideenaba
Warayaa ma iska kala tagnaa
Sideedaba yeel
Ninkuna uusan garan tii sidayda
Ma iska kala tagnaa sideenaba maya
Ninkuna uusan garan tii sidayda
Ma iska kala tagnaa sideenaba maya

Sagaal nin ah oo walaalaa
Sideena
Sideeduna isku bah tahay
Sidiinaa
Ninkuna uu bah gaar yahay
Sidaydaa
Sideeduna ninkii siri
Sidiinaa

Sagaal nin ah oo walaalaa
Sideena
Sideeduna isku bah tahay
Sidiinaa
Ninkuna uu bah gaar yahay
Sidaydaa
Sideeduna ninkii siri
Sidiinaa

Nin seef wataa yuu
Ku sirin
Nin soor rabaa yuu
Ku saban
Nin seef wataa yuu
Ku sirin
Na sirin waryaa na sirin

Hadaynu isa sirin sideenaba
Ma iska kala tagnaa
Sideedaba yeel
Hadaynu isa sirin sideenaba
Warayaa ma iska kala tagnaa
Sideedaba yeel
Ninkuna uusan garan tii sidayda
Ma iska kala tagnaa sideenaba maya
Ninkuna uusan garan tii sidayda
Ma iska kala tagnaa sideenaba maya

Hadaynu isa sirin sideenaba
Ma iska kala tagnaa
Sideedaba yeel
Hadaynu isa sirin sideenaba
Warayaa ma iska kala tagnaa
Sideedaba yeel
Ninkuna uusan garan tii sidayda
Ma iska kala tagnaa sideenaba maya
Ninkuna uusan garan tii sidayda
Ma iska kala tagnaa sideenaba maya

Hadaynu isa sirin sideenaba
Ma iska kala tagnaa
Sideedaba yeel
Hadaynu isa sirin sideenaba
Warayaa ma iska kala tagnaa
Sideedaba yeel
Ninkuna uusan garan tii sidayda

Exit mobile version