inan baan arkayoo
ay cidla aa fadhisoo
ag tagbaan idhiyoo
way ooyaysaaye

ahlan baan idhiyoo
idil baa la yidhaa
inankay arkatoo
uurkeeda galoo
way ooyaysaaye

Exit mobile version