dadkoo gama,sanoo
galawguna hurdaa
sida gaarsan tanri
gabadh yahay dartaa
guuraynayaa
saw maanad garan

galadiyo abaal
waan giringirshe e
hala gaadho goor
waan kula hadlee
waan ka gadoomee
aaha saw maanad garan

Exit mobile version