waan daalanee aha
dirqaan galee aha
darajada ALLAA ii danbaysayoo
sun la ii daraa malab ii da'dee

calaf lama dagoo lama diidi karoo
waa deeq ILAAH

roob da'oo aha doogbaa baxee heedhe
ubuxii dilaac isla doonashiyo
xareedbaa dafoon ku dabaalane

Exit mobile version