Fiyooraha indhaha
a fiirada ugu wacan
a furfurnaan galcagal
a fadhi raaxi badan (2x).

Wiil foojigoono
fikradiida/fahmadiisa wacan tahay
fariidoo la hubo baan
qalbiga darmada u fidsaday (2x).

Fursad dahabi ahoo
rabi faraha iiga saaroo
aan ku faano abid
ku faano ku faani doona a
fahmadayda wa taam (2x).

Lyrics by Kah Raage

Exit mobile version