kaalayoo jacalka
idhan dhansii igu dhufo
hurdada igu toosi
dhexda aan furtee idhaqaaji
igu dhuro dareen iga buuxi

aan boodo dheelnee kaalay
yaanan kala dhamaanin heedhe
dhunkashada aad taqaaniyo heedhe
dhabankana mac sii kaalay

ma dhamaa ma dhamaan sheekadeene
baje kalaa dhimane ha igu daalin
koow maahee has dhiibin waqti
dheer hadeer ila qaado is dhiiriyoo
farax qaado oh fataxad qaado

kaalayoo cayaarta ka dhabeene
dhididkiyo biyaha wada seernee
oo dhawaaq badan wada saydhnee
qosolkiyo qosolkiyo faraxada joogteenee

aan hehee bas weeyee kaalay
dhabtu aynu gaadhnee kalay
dhuuxu ha idhaqaaqee kaalay
aan wada dhishlaynee kaalay

Exit mobile version