adaa inanyahay ku doonay dookhaygu aduu ku raacay
adaan dumar kaa ishaartay
adaa wiilyohow i deeqay adaa dagay laabta hoose
adaa dusha kaa arkooday
dareenka adaa abuuree dawee naf jacaylku daaray
i daji xamar iyo af gooye ceel dheer i dalxiisi maalmo
damaashaad i dhe cadaado
anaa gabadh yahay ku doortay adaan daacad kuu jeclaaday
qalbiga adaa daweeya
adaan inanyhow dartaada ragoo idil aan u diiday adaan kugu
xidhay duntayda

Exit mobile version