jacayl aan dhamaanbaa wadnahaa i dhex qaadoo
la dhaqaaqi waayaan dhabtii aan la ooyaa
dheeman lamoodyooy dheel dheel ha moodine
waa iga dhab jacaylkuye

soo dhaqaaq dhankaagee dhab isii macaanow
dhabta kaalay igu qaboo

dhakhtarkii jacaylkaa dhaliilaha naftaydee
kuma dhaafi karayee soo dhaaf dhankayga
muxibada dhab weeyee dhami waxyahayga
aday kaa dhul sugayaan

Exit mobile version