Salma aragsaneey
Anshax iyo dadnimo
Alaa kuu dhashoo
Aynigaa hablaha
Awalkoodii tahay
2x
Aqoon aqoon badaleey
Ayaan badaleey
Aabo geesi aha
Umo gaariyaa
Ubadkoodii tahay
2x
Anigana macaan
Naftaan aadamaha
Kaa eegatee kaa aamintoo
Kugu tidhi Adiga anigaa ku jecel
Aniga adiga ku jecel
Adiga anigaa ku jecelee
2x
Salma udugsaneey
Uursan gaariyeey
Ehel bilo xigtooy
Arligiyi dhulkaa
Iftoonkoodii tahaayee

Awlaad awaaldii gobtaay
Awliyo saneey
Isirkii xulkiyoo
Afsoomaaliyeed astaantoodiyeey
Isirkii xulkiyoo
Afsoomaaliyeed astaantoodiyeey
2x
Anigana macaan
Naftaan aadamaha
Kaa eegatee kaa aamintoo
Kugu tidhi Adiga anigaa ku jecel
Aniga adiga ku jecel
Adiga anigaa ku jecelee
2x

Exit mobile version