ma kuu dhacay warkaygiyo
ma ka dharagtay sheekada
sidan kuugu kala dhigay
erayadan ka soo guray
jacaylkii i biyo dhigay

aiga dhab u hantiyey
dhami waaxyahaygoo
mar hadaanay dhuuxiyo
wadnaha dhiiga habaya
laanta dhaqaaqeyne

inta nilsha ii dhiman
dhinac kale ma dayayee
adiguna i dhowr
ayaaney ila dhis caashaqa

dhamac weeyi caashaqu
ruuxa daama u dhawaaca
dhankii aad ka oloshaba
ka dhayayni boogaha
ileyn waad u dhimita

adaa nolosha dhadhamiyo
u sameeyay dheeho
inta duarka dheertahay
qayrkay dhaafo
waxa tahay mid igu dhigan

inta nilsha ii dhiman
dhinac kale ma dayayee
adiguna i dhowr
ayaaney ila dhis caashaqa

Exit mobile version