bartii dhaaf jaceylkii
wadnuhuuba biyo
dhigay bohol yowna
igu badey
indhihii way basaaseen
dartaabay buseeleen
basaaseen buseeleen
aragaaga ubaahdeen
bishii dhalataay
beeshaad beegsataa
ku balaadhatoo waan
ku baafiyaa baaxad
dagaa baahidaa kalgacal
la beer qaadmayaa dartaa

maankuba kalgacalkii
qalbiguuba beegsadey
xisihiina buurnoqoy
xubnihii way bukodeen
baaqaagii ku daaleen
ku daaleen baaqaagii
baadidoon ku xiiqeen
bishii dhalataay
beeshaad beegsataa
ku balaadhatoo waan
ku baafiyaa baaxad
dagaa baahidaa kalgacal
la beer qaadmayaa dartaa
bishii dhalataay
beeshaad beegsataa
ku balaadhatoo waan
ku baafiyaa baaxad
dagaa baahidaa kalgacal
la beer qaadmayaa dartaa

Exit mobile version