VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Doobnimo - Lyrics

Doobnimo naftii Waydiidan tahee Dib udhaca wakhtiga Qof dareento oo ragu Wuxuu kadido igadayso Baan doon doonayaa X2 Qof diyaarsanoo ku Ildoogsadoo dabka Nacabku shido naga Dayrto oo duwataa Hankoo iga daadag Taan u dabaakhayaaye X2 Qof ducaysanoo ii daacadoo darmo aan Qalbiga ugu daadiyoo Markaan dadab galnana Idaryeesho baan ku Dadaalayaa X2 Dookhiyo hankaa ila- Doodayee diihaalkaan Qabo qof dawayn kartoo Dabci gobonimiyo dun Wanaagsan baan dumar Ugu xishaa X2 Darmaan qiimo loo Daymada indhuhu ayka Daalinoo qurux iyo Dadnimo la iskugu Daroo nafta doojisaa Dugsi laga dhigtaaye X2 Qof ducaysanoo ii Daacadoo darmo aan Qalbiga ugu daadiyoo Markaan dadab galnana Idaryeesho baan ku Dadaalayaa X2
Queue is empty
-- / --