VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Doobnimo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ismaaciil Aarka
Doobnimo

Doobnimo naftii
Waydiidan tahee
Dib udhaca wakhtiga
Qof dareento oo ragu
Wuxuu kadido igadayso
Baan doon doonayaa
X2

Qof diyaarsanoo ku
Ildoogsadoo dabka
Nacabku shido naga
Dayrto oo duwataa
Hankoo iga daadag
Taan u dabaakhayaaye
X2

Qof ducaysanoo ii
daacadoo darmo aan
Qalbiga ugu daadiyoo
Markaan dadab galnana
Idaryeesho baan ku
Dadaalayaa X2

Dookhiyo hankaa ila-
Doodayee diihaalkaan
Qabo qof dawayn kartoo
Dabci gobonimiyo dun
Wanaagsan baan dumar
Ugu xishaa X2

Darmaan qiimo loo
Daymada indhuhu ayka
Daalinoo qurux iyo
Dadnimo la iskugu
Daroo nafta doojisaa
Dugsi laga dhigtaaye
X2

Qof ducaysanoo ii
Daacadoo darmo aan
Qalbiga ugu daadiyoo
Markaan dadab galnana
Idaryeesho baan ku
Dadaalayaa X2

codkii Ismaaciil Aarka