naftaydaay guhaadiyo
gafkiyo geedaha qraar
waliBa uurkaaga gubayaa
waxaad qabto ducasho iyo ciil
adoon gardarada jeclayn
xumaana u geysanayn ruux
oo aad gacal tahay dad jecel
haday kula doodayaan
ugaro aadmiga barbaar
gedaa dhaqankodu yahay
inaad aar goosatiyo
ilow gocashada
samir gaashan ka dhigo
talada guullaha udaa
naftaydaay gabood falkiyo
falaadhaha kugu gin giman
weliba jiidhkaaga galay
ee aad qabto gocasho
adoon godobkaa aadmi falin
xumana ugeysan ruux
oo aad tahay gacal dad jecel
hadey kula doodayaan
ugaro aAD MIGA bar baar
gedaa dhaqankoodu yahay
inaad aar goosatiyo
ilow gocoshadaa ilow
samir gaashaan ka dhigo
talada guulaha udaa

Exit mobile version