Inay quruxdaada tahiyo
Nuurkaaga hablaha
Koon keena anshaxa
Sharaf kow ka ah

Adaa kuligooda ka
Qaaday kun jeer
Kal iyo laab xaadhan
Karaama xishood leh
Waxaad tahay kaamil
X2

Kalsooni umal karim
Kusiiyay maxa kugu
Keedsan xurmaan
Cidi koobin libinta
Lasheego kiinay
Kiinay adi weeyee
X2

Inay kartidaada kal-
Gacal dhaba kashayda
Ku beertay usoo xushay
Kaamil X2

Aday kool koolsha
Wanaag igu kaaba
Kaaf iyo korideeda
Kaligeed aan eegto
X2

Kalsooni umal karim
kusiiyay maxa kugu
Keedsan xurmaan
Cidi koobin libinta
Lasheego kiinay
Kiinay adi weeyee
X2

Exit mobile version