Maan daweeyaay kal daryeelaay
Oo dabiibaay
Maan daweeyaay kal daryeelaay
Oo dabiibaay
Sidii dahab lumay kugu daaloo
Waan ku daydayay
Oo da,daadiyo dumarkoo idil
Kaaga door biday
Kaaga door biday

Maan daweeyaay kal daryeelaay
Oo dabiibaay
Maan daweeyaay kal daryeelaay
Oo dabiibaay
Sidii dahab lumay kugu daaloo
Waan ku daydayay
Oo da,daadiyo dumarkoo idil
Kaaga door biday
Kaaga door biday

Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Kaalay deeqaay kaalay deeqaay
Kaalay deeqaay

Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Kaalay deeqaay kaalay deeqaay
Kaalay deeqaay

Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Kaalay deeqaay kaalay deeqaay
Kaalay deeqaay

Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Kaalay deeqaay kaalay deeqaay
Kaalay deeqaay

Nal la daaroo daruuraha dadan
Ka dul muuqdaay
Nal la daaroo daruuraha dadan
Ka dul muuqdaay
Sidaa tahay doog yaa ku daawadoo
Hoy dugsoon yaa kula dadab gala
Oo dadaal wacan daadah kugu dhaha
Daadah kugu dhaha

Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Kaalay deeqaay kaalay deeqaay
Kaalay deeqaay

Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Kaalay deeqaay kaalay deeqaay
Kaalay deeqaay

Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Kaalay deeqaay kaalay deeqaay
Kaalay deeqaay

Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Kaalay deeqaay kaalay deeqaay
Kaalay deeqaay

Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Kaalay deeqaay kaalay deeqaay
Kaalay deeqaay

Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Indho deeqay deeqay deeqay
Dayax u eegay
Aan dalxiisno daaqa huunay
Aan dawaafnee
Kaalay deeqaay kaalay deeqaay
Kaalay deeqaay

Exit mobile version