VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mahuraan - Lyrics

marka hore nasiyaay mudan aan ku dhaartoo maanka deeqdaybaad tahay anba kaama maarmo hanadkii aan mahadshee macadhe ragaad tahay inaad muhiim tahay way muuqataayoo mar hadaan ku arag tilmaaman baan ahay inaad iga masuul tahay cid kastaa ka maragoo halka aad ka maqan tahay kama muuqan karo lama miraha caashaqa wada muudsadiyo mahuraan inaan nahay maqashii aduunkoo mar idheh la aantaa noloshuba macaan leh laba midhaha caashaqa wada muudsadiyoi mahuraan inaan nahay maqashii aduunkooo mar idheh la aantaa noloshuba macaan maleh sida ubax magoolaa ubax igu cajabisoo dumarkaad dheertahay aniguba ma laayee mid ka siisan waaye ku mabsuuday baad tahay inaad mudan haweentahay muran wey ka dheertahay minidkaan ku waayaan mugdi weyn dareemaa waxaad tahay madhaafaan mowle iigu deeqee ii ahow muftaaxii aduunbaa mutaysteee lama miraha caashaqa wada muudsadiyo mahuraan inaan nahay maqashii aduunkoo mar idheh la aantaa noloshuba macaan leh laba midhaha caashaqa wada muudsadiyoi mahuraan inaan nahay maqashii aduunkooo mar idheh la aantaa noloshuba macaan maleh
Queue is empty
-- / --